Shiikh Shariif oo si kulul u Weeraray dowlada Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)

Madaxweynayaashii hore ee Somalia ayaa maanta si kulul weeraray hab dhaqanka iyo siyaasada ay dalka ku hogaamineyso dowlada uu hogaamiyaha yahay madaxweyne Farmaajo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaan laga aamusi karin xaaladda dalku ku sugan yahay xilligan ee amniga, siyaasadda iyo dhibaatooyinka jira, taasina aysan macnaheedu ahayn in la dhaleeceeyo dowlada hadda … Continue reading Shiikh Shariif oo si kulul u Weeraray dowlada Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)